Ololaha wacyi galinta caabuqa covid-19 ee dugsiyada sare ee magaalada boorama
Wajigii Koowaad: Dugsiga Sare ee Al-Nuur Al-Nour Secondary School Kuliyadda caafimaadka guud ee Jaamacadda Eelo (Faculty of Public Health) Sida aan wada ognahay waxa dib u soo laba kacleeyey caabuqa xanuunka safmarka ah ee Covid-19,kaasi oo farobaas ku haya aduunka gaar ahaan wadankeena. Hadaba iyada oo laga duulayo khatartaasi caafimaad ee uu leeyahay xanuunkani, maamulka […]