Ardayda Kuliyadaha Caafimaadka ee Public health iyo Human Nutrition oo u adeegaya bulshada.
Jaamacada Eelo Kuliyada caafimaadka
Waa arday ka kala socota kuliyadaha Public Health & Kuliyadda Human Nutrition kuwaasi oo gudanaya waajibaad kooda shaqo ee maalinlaha ah ee ay ugu adeegayaan bulshada.Halkani waa xanaanada Qoorgab, Sh.Ali iyo Central-ka. Ee loogu adeego bulshada.